Qofki kujecel naftiisuu kaa jecelyahay.

Qofki kujecel naftiisuu kaa jecelyahay.

History1 Chapters1.6K Views
Author: DaoistzgiGUS
(not enough ratings)
Overview
Table of Contents
Synopsis

Waxaa dhacay hada kahor nin & naag is qabay waxay isu jeclaayeen aad oo weyn.

Waxaa lawaeydiiyay in uu kamaarmo midkood midka kale balse waa ay diideen oo waxa ay dheheen iskama maaranno.

Intaa kadib waxaa dhacay nin saaxiibkood ah aya isagasoo dhigay malakulmowt waxa uuna ku yiri waxan rabaaa midkiin inaa nafta ka qaado ee iskasoo saara waan idiin soo laabanaaye.

Inta uu maqnaa aye waxay ku murmeen:ninkii:alla xabiibi nafta iihur.

Gabadhii:alla mayee adigu iihur.

Kadib waxaa yimid malakul mowtkii waxa uuna yiri haye:haye yaa iskasoo saarteen.

Kadib ninkii ayaa intuu gabadhii kubooday garba duubna uqabtay yiri:anigaa hayee hirig kadheh2×.

Micnaha nafta kaqaad.

0 Reviews
(not enough ratings)
Translation Quality
Stability of Updates
Story Development
Character Design
World Background
Share your thoughts with others